Kadibna, waxaa socdaalkan lagu soo kormeeray mashaariicaha biyo-xidheenada waraabka ee goomaar iyo wijiwaaji oo si aad ah shaqo adag uga socotay. Waxaana looga sii gudbay mashruuca wayn ee waraabka maraacaatooo isagu xaal-xaalkii lagu jiro. Waxaana caawa loo dheelmaday magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey.
Comments are closed