 Jigjiga (NogobNews) 07/09/2016
Jigjiga (NogobNews) 07/09/2016  Wasiirka  oo markii uu ku  wareejiyay agabkan la hadlay warbaahinta deegaanka ayaa  ka warbixiyay waxa uu ka kooban yahay agabkani iyo ahmiyada ay  leeyihiin. Wasiirka ayaa sheegay in qalabkan uu xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI   ku wareejiyay degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka  cusub kala yihiin  laptops, high quality printer oo leh photo copy, scanner iyo fax, regulators, UPS, external hard disk iyo documents kale oo ah diwaanada iyo qalabka sahlaya  nidaamyada shaqada maamulka maaliyadeed ( PFM) kuwaasi oo  ah qalab  casriya. Wasiirka ayaa kula dar daarmay madax xafiiseedyadan in ay xilka iyo waajibaadka saaran u gudoon si karti, anshax iyo aqooni ku dheehan tahay islamarkana  ilaaliyaana awaamiirta iyo shuruucaha maaliyadeed wuxuuna tilmaamay in horumar waara oo joogtaysan lagu gaadhi karo oo kaliya xoojinta iyo adkaynta  nidaamka  maaliyada.
Wasiirka  oo markii uu ku  wareejiyay agabkan la hadlay warbaahinta deegaanka ayaa  ka warbixiyay waxa uu ka kooban yahay agabkani iyo ahmiyada ay  leeyihiin. Wasiirka ayaa sheegay in qalabkan uu xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha DDSI   ku wareejiyay degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka  cusub kala yihiin  laptops, high quality printer oo leh photo copy, scanner iyo fax, regulators, UPS, external hard disk iyo documents kale oo ah diwaanada iyo qalabka sahlaya  nidaamyada shaqada maamulka maaliyadeed ( PFM) kuwaasi oo  ah qalab  casriya. Wasiirka ayaa kula dar daarmay madax xafiiseedyadan in ay xilka iyo waajibaadka saaran u gudoon si karti, anshax iyo aqooni ku dheehan tahay islamarkana  ilaaliyaana awaamiirta iyo shuruucaha maaliyadeed wuxuuna tilmaamay in horumar waara oo joogtaysan lagu gaadhi karo oo kaliya xoojinta iyo adkaynta  nidaamka  maaliyada.Dhankooda masuuliyiinta lagu wareejiyay agabkan oo la hadlay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in xilka iyo waajibaadkan loo igmaday uga soo baxayaan sidii loogu dalagalay.
Comments are closed