London (NogobNews) 15/09/2016
Dhankooda hogaaminta jaaliyada DDSI ee wadanka UK ayaa ka warbixiyay sida ay jaaliyadu uga go’antahay ka qayb-qaadashada hawlaha horumarka nabadgalyada iyo maalgashiga, waxayna safiirka u sheegeen in ay jaaliyada DDSI meel uga soo wada jeedo sidii loo tir tirilahaa aragtida dherginimada, dulsaarnimada loona xoojin lahaa higalin aragtida horumarineed.
Ugu danbayntii kulankaasi ayaa lagu soo gabagabeeyay sidii loo dar-dargalin lahaa geedi socodka shaqada jaaliyada DDSI ee wadanka UK , hawlaaha maalgashiga dalka iyo deegaanka iyo sii xoojinta hirgalinta horumarka nabadgalyada iyo maamulka suuban.
Comments are closed