Sidookale, K/S Gudoomiyaha Degmada ahna Madaxa Xafiiska Kobcinta iyo awooda Degmada Garbo mudane Shugri Muuse ayaa halkaas kasoo jeediyaywarbixintii waxabadka 2008T.I. kadibna cod buuxa ay ku ansixiyeen xildhibaanadu. Waxaakale oo iyana la dhagaysatay miisaaniyada qorshaha 2009 T.I oo iyana goluhu codbuuxa ku ansixiyeen.
Ugudanabayna shirka ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan oo farxadi ku dheehantahay.
Comments are closed