Jigjiga (NogobNews) 22/09/2016
Hadaba madaxwaynaha ayaa bogaadiyay dhismaha mashruucan oo gabagabo maraya isagoo hawl-wadeenada mashruucan iyo shirkada iibka, dhismaha iyo adeegyada gaarka ah ee booliska DDSI oo mashruucan gacanta kuhaysa ku amaanay shaqo-wanaaga ay muujiyeen mudadii todobada bilood ahayd ee ay lawareegeen mashruucan. Madaxwayne CMC ayaa intaa kudaray, in mashruuca oo ay kubaxday miisaaniyad dhan 100milyan oo birr uu faaiido uyeelan doono guud ahaanba shacabwaynaha dalka iyo deegaankaba iyadoo xoolihii wadanka kontarabanka kaga bixi jiray si sharci ah looga dhoofin doono deegaanka islamarkaana uu deegaanku yeelanayo suuq ganacsi xoolo oo xor ah oo caalamka oo dhan looga iman doono islamarkaana maalinkii laga dhoofin doono 100 kun oo neef.
Taasoo ay bulshadu kaga kaban doonto khasaarihii badnaa ee ay xoolaha si bilaa sharci ah ugu iib-gayn jireen wadamo fog-fog oo aan iib faaiido leh lahayn.
Comments are closed