Ogeysiis dhamaan Hogaaminta Jaaliyadda DDSI Filand 02/10/2016 Axada Kulan-weyne

ddsi-flagFinland (NogobNews) 28/09/2016

Ogeysiis dhamaan Jaaliyadda DDSI ee dalka Filand waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo Qeybgalaan Kulan ay ka soo Qeybgalayaan Dhamaan Hogaaminta Jaaliyadda DDSI ee Filand kulanka ayaa ah mid lagu Xoojin Xubnaha Taageerayaasha XDSHSI islamarkaana lagu Taageerayo Banaan-Bixii dhawaan ka dhacay Guud ahaan Deegaanka iyo Qurbaha.

Goobta uu Shirka ka dhacaya waa kettutie 8B 00800 Helsinki. 

Taariithda Waa 02/10/2016 Maalin Axada.

Saacada ama waqtiga waa 4:PM galabnimo.

Wixii faahfaahin ah kala Xidhiidh Gudiga Qaban Qaabada Shirka

Mohamed Dayib Abdi Tell +358458404475 2

Ahmed Aligaraad Tell +358452124182

Dayib Muhumed Barkhad Tell +358442304482

Tarax daahir ibraahin  ‎+358456901466

 

Comments are closed