Farxaan Maxamuud oo loo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Wakaalada Warbaahinta DDSI ESTV

14572123_1819786374965738_274767767_oJigjiga (NogobNews) 07/10/2016

Mudane Farxaan Maxamuud Axmed oo Maanta Loo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee wakaalada warbaahinta DDSI Ee ESTV Mudane Farxaan Oo Ah Muwaadin Udhashay DDSI Lehna Karti, Aqoon Sare, Khibrad Dheer, Bisayl Siyaasadeed, Mida Warbaahinta Iyo  Hogaamineedba.

Sidaas-Darteed, Waxaa Mas’uulkan Lamagacaabay Xilka Cusub Loo Rajaynayaa In Uu Si Xilkasnimo Leh Oo Daacadnimo Iyo Wadaniyadi Ku Dheehan Tahay  Uu Uga Soo Baxo Waajibaadka Loo Ikmaday Islamarkaana Uu Ugu Adeego Bulshada taacad nimo.

Comments are closed