Addis-Ababa (NogobNews) 09/10/2016
Rabshadahaasi kuwaasoo intooda badan ka dhacayay deegaanka Ismaamulka Oromada iyo Axmaarada Telefishinka Xukuumadda EBC ayaa soo bandhigay Muqaalo koox dalka masar lacago laga soo siyay sifa ay rabshado iyo mudaaharaadyo ay uga sameeyaan dalka Itoobiya.
Markii Muqaalkaasi laga Baahiyay Telefishinka EBC ayaa Shacabwaynaha Deegaanka Oromada ayaa waxey garaawsadeen in kooxdan ubadan Axmaarada oo lacagaha dalka masar laga soo siyay in ay uga faaiidaysanayaan in ay iska burburiyaan warshadaha waaweyn ee deegaanka Oromada laga hirgaliyay in ay iska burburiyaan.
Maalinta barito golaha wakiilada shacabka iyo golaha federationka dalka maalinka bari ah. ay soo saari doonaan go’aamo waaweyn oo dalka guud ahaan laga hirgalin doono.
Comments are closed