Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel booqasho laba Maalmood dalka Itoobiya

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel booqasho laba Maalmood dalka Itoobiya Addisababa  (NogobNews) 11/10/2016

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa Maanta Booqasho laba maalmood rasmi ah ku soo gaadhay dalka itoobiya.

Angela Merkel ayaa wadahadal la yeelan doonta Ra’iisul Wasaaraha Dalka itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn.

wadahadalada ayaa waxaana diiradda  lagu saari doonaa isaashiga xiriirka dhinac walba ee labada dal, oo ay ku jiraan ganacsiga iyo maalgashiga, iyo sidoo kale  nabadda iyo ammaanka geeska afrika.

Merkel ayaa sidoo kale kulan kula qaadan doonta Aqalka Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo ay haalkaasi kula khudbad dheer ka soo jeedin doonta ay goob-joog ka ahaayeen wakiillo ka socda dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika iyo  diblomaasiyadeed

Socdaalka Angela Merkel Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…

Comments are closed