Hogaamiyaha Mucaaridka Sudaanta Koonfureed horeyna u ahaa Madaxweyne kuxigeenka Reik Machar oo hada arrimo caafimaad u jooga dalka Koonfur Afrika ayaa lagu wadaa inuu dhawaan dib ugu noqdo dalkiisa, isagoona qorsheenayo weeraro ka dhan Madaxweyne Salvakiir.
Comments are closed