Wakaalada Gudbinta WaxsooSaarka Casriga ah ee Dalka Oo Howlo Kawada Deegaanka

14689910_1823424031268639_2118765698_oJigjiga (NogobNews) 13/10/2016

Wakaalada gudbinta iyo waxsoosaarka casriga ee dalka ayaa deegaanka kawada khariirad usamaynta carada deegaanka si kor loogu qaado heerka waxsoosaarka dalaga ee deegaanka.

2Hadaba wasiir kuxigeenka xafiiska horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah mudane Guuleed ow cali kaahin oo u waramay warbaahinta deegaanka ayaa sheegay in qorshaha 2009TI uu qaatay xafiisku iyo deegaankuba  yahay  in kor loo qaado waxsoosaarka beeraha iyadoo la isticmaalayo technologiyada casiraga ah wuxuuna masuulku intaa kudaray in khariirad usamaynta carada deegaanka ay kaalin mug leh ku yeelan doonto waxsoosaarka deegaanka islmarkaana  sanadan lawado dadaalo kor loogu qaadayo damaana qaadka cuntada iyo waliba dadka la baro.

1Dhanka kale khabiir sare oo ka socday wakaalada isbadalka beeraha (agricultural transformation Ageny) mudane bahaylu kasaahun ayaa sheegay inay 38 degmo oo deegaanka ah usamayn doonaan khariirada lagu baadhayo laguna ogaanayo  nooca carada ay tahay waxa ay ku haboontahay in lagu beero islamarkaana loosii dhaadhicn doona tuulooyinka deegaanka . Isagoo intaa kudaray inay meelo badan oo dalka ah kasoo sameyeen khariirad usamaynta carada.

Comments are closed