Dhagaxbuur (NN) 14/10/2016
Hadaba, kormeerkan oo uu hogaaminayay Wasiir-kuxigeenka Xafiiska Tababarada Xirfadaha iyo Farsamada Gacanta DDSI mudane Cabdirisaaq Saxane ayaa sheegay in kormeerkani ahaa mid lagu indho indhaynayo sida uu u socdo dhismaha kuliyada farsamada gacanta ee magaalada dhagaxbuur. Wuxuuna xusay in dhismaha kulyadu ay usocoto sidii larabay islamarkaana ay marayso meel gabo gabo ah.
wasiir kuxigeenka oo hadalkiisa siiwata ayaa carabka kudhuftay in kuliyadan loogu talagalay in ay kasoo baxaan xirfadlayaal waxsoosaar leh islamarkaana qayblibaax kaqaata hormarkan xawliga ah ee deegaanka kasocda
Comments are closed