Wasiirka TVET-KA DDSI oo Booqasho Shaqo Ku gaadhay dalka Jarmalka

screenshot_20161025-190439Jarmalka  (NN) 25/10/2016

Wasiirka Xafiiska TVET-KA DDSI Mudane Naasir Xasan ayaa wuxuu booqasho shaqo ku gaadhay Dalka Jarmalka Mudane Naasir ayaa Maanta wuxuu boosho ku tagay Xarunta TVET-KA dalka Jarmalka halkaasi uu khibrad wadaag la yeelan doona Mas’uuliinta dhanka Khibrad Kuxeeldheer Nidaamka Horumarinta TVET-KA.

Xukuumada DDSI dadaalo balaadhan ugu jirta sidii loo cagta loo marin lahaa sabaalinimada taasina sal looga dhigay in la xoojiyo Xafiiska  xirfadaha iyo farsamada kala duwan taasi oo abuuraysa ilaha shaqada islamarkaana fiiro gaar ah la siinayo sidii loo kobcin lahaa awooda xirfadeed ee dhinaca kasta islamarkaana shaqsi kasta sifa nolashiisa u maareeyaan lahaa mida gaar iyo muda Guud ama qoyskiisa.

Xukumadda DDSI ayaa sanadkan waxey qorshaha 1aad ka dhigtay TVET-KA hadaba Wasiirka Xafiiska TVET-KA DDSI ayaa uga faa’idayeyn doona khibrad wadaaga nooca casriga ah ee reer galbeedka ay ku hormariyaan wadamadooda taasoo looga faa’iideyn doona deegaanka Somalida itoobiya   5tii sano u dambeysay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya waxey heleen fursado aysan horeysan u heli jirin nidaamka cusub ee XDSHSI uu ka hirgaliyay deegaanka uu hormuudka ka yahay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo Isbadalka balaadhan ka hirgaliyay guud ahaan deegaanka.

Ugu dambeyn. Socdaalka wasiirka TVET-KA DDSI, Waxaad Kala Socon Doontaan Wararka Soo Socda Ee NN Haddii ALLE Ogolaado.

estvnews@hotmail.com

Madaale, Nogobnews

Comments are closed