Jigjiga (NN) 25/10/2016
Xafladan hadhimo sharafeedka ah oo ay soo diyaarisay wakaalada xidhiidhka arimaha qurba joogta DDSI ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaarka mid ka masuuliyiinta sare ee xukuumada DDSI ay ka mid yihiin wasiirka Xafiiskaganacsiga iyo gaadiidka DDSI Ahna madaxa arimaha XDSHI mudane Khadar Cabdi Ismaaciil, maareeyaha wakaalada qurba joogta DDSI mudane cabdiwahaab yuusuf Maxamuud,wasiirka cadaalada iyo xeer ilaalinta guud ee DDSI mudane Cabdijamaal Axmed Qolonbi iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah xukuumada DDSI.
Comments are closed