Fiiq (NogobNews) 25/10/2016
Hadaba madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kulan la yeeshay qaybaha kaladuwan ee bulshada Ku dhaqan magaalada fiiq isagoo madaxwaynuhu sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay kulankan uu la Yeeshay bulshada kuna baraarujiyay shacabka inay ka fa iidaystaan horumarka ka hana qaaday Deegaanka islamarkaan usheegay inay la dagalamaan fikirka ma shaqaysta nimadka kasoo sabab u ah Cadowgeena kobaad ee saboolnimadka. Wuxuuna madaxwaynuhu intaa kudaray in shacabku ka Qaybqaato horumarka, Nabadgalyada iyo maamulka suuban ee ka hanaqaaday deegaanka,Taas oo ay Kaga qaybqaadanyaan inay iyagu wax qabsadaan, Shaqo abuur la yimaadaan dhulka ku foorarsadaan, Taasoo kamid noqonaysa horumarka deegaanka .
Dhanka kale qaybaha kaladuwan ee bulshada ku dhaqan magaalada fiiq ee xarunta gobolka erer ayaa Balan qaaday inay ka faaiidaysanayaan fursada qaaliga ah ee ay maanta haystaan islamarkaan sheegay Inay diyaar uyihiin inay la dagaalmayaan fikirada cidhiidhyoon ee mashaqaysta nimadka kuwaasoo sabab Ah cadowgeena koobaad ee saboolnimadka
Comments are closed