London (NogobNews) 29/10/2016
Waxaa magaalada Qabridahare ee xarunta maamulka Qoraxay lagu dhax arkayaa wafuud kaladuwan oo ka kala yimid wadamada Caalamka shacabka Magaalada Qabridahare ayaa aad u faraxsan in ay nasiib u yeesheen in lagu qabto shirweynaha 9aad ee XDSHSI.
Comments are closed