Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi oo Maanta ka dagey Garoonka Magaalada Qabridahare

cabdiQabridahare (NogobNews) 30/10/2016

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee qabridahar international airport.

Waftigan uu hogaaminaya madaxwaynaha DDSI ayaa waxay  ujeedada socdaalkoodu uu yahay, in ay ka  qayb-galaan shirwaynaha 9aad ee XDSHSI  oo maalinta barito ah ka furmaya tuulada maraacaato  oo  ka tirsan degmada qabridahar ee Qobolka Qoraxay. Waftigan uu hogaaminayo madaxwaynaha DDSI  ayaa wakhti xaadirkan ku sugan caasimada gobolka Qoraxay ee magaalada Qabridahare.

Comments are closed