Axmed Shide oo loo Magacaabay Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Itoobiya

20161101_130805Addisababa  (NogobNews) 01/11/2016

Mudane Axmed Shide ayaa maanta loo magacaabay Wasiirka wasaarada Gaadiidka dalka Itoobiya Mudane Axmed shide ayaa horey wuxuu u ahaa Wasiiru Dawlaha Wasaaarada Maaliyada Iyo Iskaashiga Dhaqaalaha dalka Itoobiya.

Mudane Axmed Shide ayaa ka soo jeeda Ismaamulka dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya wuxuuna ku soo caanbaxay shaqo wanaaag iyo firfircoon Xukumadda dalka Itoobiya ayaa waxey dadaal Xoogan oo lagu sameynayo hormar diidka dalka itoobiya ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa sidii looga safeyn lahaa islamarkaana Xukuumadda Aragti hormarineed leh.

Xukumadda dalka Itoobiya ayaa waxey go’aamo adag oo dhaxalgal ah u noqonaya shacabka islamarkaana isbedel badan xoojinaya oo ay ku farxaan dhamaan ka hirgalin doonto guud ahaan dalka sifo loo helo hormarkii xowliga ahaa ay ku socotay dalka itoobiya taaso wadamo badan oo ku soo dhiirtay in ay dalka maalgashi ka sameeyaan waxeyna xukuumada hoosta ka xariiqday in ay jiraan wadamo cadow ku ah hormarka iyo Nabadgalyada ay gaadhay dalka itoobiya

Madaale NogobNews
estvnews@hotmail.com

Comments are closed