Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo Wasiiro Cusub Magacaabay & Xilka Qaadis wasiiro

20161101_144358Addis-Ababa (NogobNews) 01/11/2016

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa dhinaca kalana siyaasad ahaan aad ugu dhawaa.

Ra’iisal wasaaraha ayaa is badal looga gon leeyahay in lagu dajiyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalkaa ku sameeyay gollihiisa wasiirada isaga oo shaqdii ka eryay wasiiro aan laga fileyn.

Xukumaddisa Cusub ayaa ka Kooban 21 waxaana isla Saaka ansixiyay Baarlamaanka dalka Itoobiya

Wasiirada dib usoo laabtay

1. Demeke Mekonnen Raysulwasaare kuxigeen (Amara)

2. Siraj Fegessa – Wasiirka Difaaca (Shucuubta Koonfureed)

3.Kassa Tekleberhan- Arimaha fadaraalka iyo horumarinta reer miyiga (Amar)

4. Dr Debretsion Gebremichael –Isgaadhsiinta iyo IT (Tigray)

5. Ahmed Abitew – Ganacsiga (Amar)

6. Getachew Ambaye- Xeer ilaaliyaha guud (Amara)
Abdulfetah Abdulah -Shaqaalaha iyo arimaha bulshada (Somalida)

7. Asmelash Woldesilasie – Wakiilka dowlada ee arimaha baarlamaanka (Tigraay)
8. Dr Yinager Dese- Komishneerka qorshaynta qaranka

Wasiirada Cusub iyo Qoomiyadaha ay ka kala soo jeedaan

Wasiirada Cusub iyo Qoomiyadaha ay kasoo kala jeedaan

1. Worqneh Gebeyehu – Wasiirka arimaha dibada (OROMO)

2. Tagesse Chafo – Adeega dadweynaha iyo horumarinta (Shucuubta Konnfureed)

3. Abrham Tekeste – Wasiirka Maaliyada (Tigraay)

4. Bekele Gulado – Wasiirka ganacsiga

5. Fekadu Beyene (Professor) – Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kaluumeysiga (Oromo)

6. Dr. Iyasu Abrha -Wasiirka Beeraha

7. Dr. Engineer Getahun Mukuria – Wasiirka Sayniska iyo tiknoolijiyada

8. Ahmed Shidiye – Wasiirka gaadiidka (Somalida)

9. Ambachew Mekonnen – wasiirka guriyaynta iyo horumarinta magaalooyinka

10. Engineer Ayisha Mohammed – wasiirka dhismaha (Canfar)

11. Dr. eng. Shileshi Bekele – Wasiirka biyaha, korontada iyo waraabka

12. Motuma Mekasa – wasiirka macdanta,batroolka iyo gaaska dabiiciga ah (Oromo)

13. Dr. Gemedo Dale – wasiirka Bey’ada, horumarinta iyo isbadalka cimilada (Oromo)

14. Dr. Shiferaw Tekle-Mariam, – wasiirka waxbarashada (shucuubta koonfureed)

15. Yifru Birhane (Professor) – wasiirka caafimaadka (Amxaara)

16. Dr. Girma Amante – Wasiirka shirkadaha dadweynah iyo mashaariicda (Oromo)

17. Dr. Hirut Waldemariam – wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska (Kembata,shucuubta koonfureed)

18. Damitu Hambissa – wasiirka haweenka iyo dhalaanka (Oromo)

19. Hiristu Yirdaw – wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga (Uraaga)

20. Kebede Chane – wasiirka dakhliga iyo canshuuraha (Amara)

21. Dr. Nageri Lencho, Afhayeenka xukumada (Oromo)

22. Afarta xil ee ugu muhiimsan iyo sida loo kala qaatay

23. Raysulwasaare kuxigeen (Amara)

24. Wasiirka arimaha dibada (Oromo)

25. Wasiirka Maaliyada (Tigray)

26. Wasiirka Difaaca  (Shucuubta Koonfureed)

Comments are closed