Akhriso Magacyada 47 Xunbaha Golaha Dhexe ee XDSHSI oo lo Doortay

72dfd1c4d6a059e5b4b8b15560a60f1d-1200x400Maraacaato, (estvlive.com) talaado, 02/11/2016

Waxaa maanta galinkii danbe lagu doortay shirwaynihii 9aad ee XDSHSI xubnaha golaha dhexe ee XDSHSI, ka hor intii aan la dooray xubnaha golaha dhexe ayaa waxa shirwaynuhu u codeeyay in tirada xubnaha golaha dhexe ee XDSHSI oo hada hore ahayd 51 xubnood in laga dhigo 47 xubnood taasi oo shirwaynuhu ku ansaxiyay codbuuxa haddaba, xubnaha loo doortay in ay ka mid noqdaan golaha dhexe ee XDSHSI ayaa waxaa ka mid ah

1-Mudane Maxamed rashiid isaaq,
2-Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,
3- marwo Sucaad Axmed faarax,
4- Mudane Cabdixakiin Cigaal cumar,
5-marwo Maajida maxamed maxamuud,
6-marwo fartuun cabdi mahdi,
7-mudane Khadar cabdi ismaaciil.
8-mudane Cumar Maxamed (cumar rooti) ,
9-mudane cabdi mahad,
10-mudane maxamed cabdi bare,
11-mudane aadan kuusow cali.
12 mudane cabdi cali mataan
13- mudane cabdiraxmaan maxamed xasan
14- marwo faaduma cabdilaahi takhal
15-marwo raxma suldaan maxamuud haybe.
16 -mudane ingneer idiris ismaaciil
17-mudane xaaji madoobe ibraahin,
18- mudane Ibraahin Maxamuud Mubarak
19-mudane enjineer asad cumar
20- engineer subeer cabdilaahi ahmed
21- mudane Jamaal faarax warmooge
22- mudane deeq cabdilaahi buraale
23-mudane ahmed maxamed cabdi
24- mudane farxaan cabdi maajuum
25-mudane farxaan maxamed cali
26-mudane suldaan khayre
27- mudane cabdirashiid sheekh cumar
28-mudne naasir ahmed
29- mudane mahamed ahmed
30-mudane Jamaal cismaan,
31-mudane ahmed maxamed koore
32- mudane ahmed shide,
33- mudane cabdiwali maxamed faarax,
34- mudane ibraahin aadan mahad (sacab).
35- marwo deeqa cabdilaahi
36- marwo ayaan sheekh cabdilaahi
37- marwo faysa xasan,
38-mudane maxamed ahmed badhcun,
39- mudane cabdijamaal axmed qolonbi,
40- mudane suubane cabdi ahmed
41- mudane cabdixaliin ismaaciil,
42- mudane kifaax cabdilaahi macalin.
43- mudane sheekh xasan
44 marwo raxma riyaale
45- mudane yuusuf aadan yuusuf
46- mudane Farxaan Maxamuud Axmed
47- mudane cabdifataax Shugri Nuur
Xubnahan loo doortay golaha dhexe ayaa waxaa lagu soo xushay khibrad dheer, aqoon karti iyo hal abuurnimo waxaana la rajaynayaa in ay ka soo baxaan xilka iyo waajibaadka culus ee la saaray islamarkaana bulshadadooda ugu adeegaan si xilkasnimo leh .

Comments are closed