Khariso Magacyada 15ka Xubnood Gudiga Fulinta DDSI Lagu Doortay Maanta

ddsiMaraacaato (estvlive.com) 02/11/2016

Shirkan Ayaa Ahaa Shirwaynihii 9aad Ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacbiga Soomaalida Itoobiya Oo Lagu Qiimaynayay Warbixintii U Dhaxaysay Labada Shirwayne Ee Fiiq Iyo Maraacaato. Kadibna Waxaa Lagu Ansixiyay Warbixinadii Iyo Jihooyinkii Siyaasadeed Ee XDSHSI U Yaalay. Guud Ahaan Geedi Socodka Shirwaynaha Ayaa Ahaa Mid Waafaqsan Xeer Hoosaadka Xisbiga Iyo Nidaamka Dimuqraadiga Ah. Waxaa halkaasi lagu doortay 15ka Xubood ee Gudiga Fulinta DDSI Ka

(1) Madaxweyne Cabdi maxamuud Cumar 

(2) Maxamed Rashiid Isxaaq

(3) Cabdixakiin Cigaal

(4) Marwo Sucaad axmed Faarax

(5) Faruun Cabdi Mahdi

(6) Khadar Abdi Ismaaciil

(7) Maajida Maxamed Maxamuud

(8) Fadumo Cabdulaahi Takhal

(9) Cabdi cali mataan

(10) Cabdiraxmaan Maxamed Xasan 

(11) Cabdi Mahad

(12) Maxamed Cabdi Bare

(13) Cabdi jamaal Qalonbi

(14) Cumar maxamed cabdi

(15) Adan Kuusow Cali

Comments are closed