Jigjiga (ESTVLIVE.COM) 08/11/2016
waxaa kaloo ka soo Qeybgalay kulankaasi Wasiirka Ganacsiga DDSI Ahna Madax Arrimaha Xisbiga dimuqoraadiga Shacabka Somalida itoobiya iyo Wasiirka Qurbajoogta DDSI Mudane Cabdi Wahaab Yusuf Maxamuud iyo Marti Sharif kale kulan ayaa ahaa u jeedadiisa loo qabtay in Qurbajoogta DDSI la weydiyo sida ay u arkeen shirweynaha 9aad X.D.SH.S.I .
Comments are closed