Wardegdeg Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI oo loo Magacaabay Mudane Ibraahim Sacab

ddsi Jigjiga (ESTVLIVE.COM) 12/11/2016

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI loo magacaabay Mudane Ibraahim Adan Mahdi (Ibraahim Sacab) oo ah muwaadin u dhashay Deegaanka Somalida itoobiya islamarkaana lehna Khibrad dheer, aqoon sare oo heer Master ah, lehna Karti, bisayl siyaasadeed iyi mid hogaamineedba.

Sidaas-darteed waxaa Mas’uulkan loo magacaabay Xilka Cusub loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyad ku dheehan tahay uga soo baxo waajibaadka loo igmaday islamarkaana ugu adeego bulshada si daacadnimo ah

Comments are closed