Wasiirka Madaxtooyada DDSI ayaa loo Magacaabay Mudane C/mahad Maxamed Cabaas oo Ah Muwaadin U Dhashay Deegaanka Somalida Itoobiya Islamarkaana Lehna Khibrad Dheer, Aqoon Sare Leh, Lehna Karti, Bisayl Siyaasadeed Iyi Mid Hogaamineedba.
Sidaas-Darteed Waxaa Mas’uulkan Loo Magacaabay Xilka Cusub Loo Rajaynayaa In Uu Si Xilkasnimo Leh Oo Daacadnimo Iyo Wadaniyad Ku Dheehan Tahay Uga Soo Baxo Waajibaadka Loo Igmaday Islamarkaana Ugu Adeego Bulshada Si Daacadnimo Ah
Comments are closed