Mudane C/Raxman oo loo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Wakaalada dakhliga DDSI

screenshot_20161115-154719JIGJIGA  (ESTVLIVE.COM) 15/11/2016

Maareeyaha Guud Ee Wakaalada dakhliga DDSI ayaa loomagacaabay Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo Ah Muwaadin U Dhashay Deegaanka Somalida Itoobiya Islamarkaana Lehna Khibrad Dheer, Aqoon Sare leh, Lehna Karti, Bisayl Siyaasadeed Iyi Mid Hogaamineedba.

Sidaas-Darteed Waxaa Mas’uulkan Loo Magacaabay Xilka Cusub Loo Rajaynayaa In Uu Si Xilkasnimo Leh Oo Daacadnimo Iyo Wadaniyad Ku Dheehan Tahay Uga Soo Baxo Waajibaadka Loo Igmaday Islamarkaana Ugu Adeego Bulshada Si Daacadnimo Ah

Comments are closed