Doorashada is-reebreebka waxaa isugu soo baxay laba nin oo horey u soo noqdey raysalwasaarayaal Francois Fillon ayaa helay codad gaaraya 44.2, Alain Juppe ayaa kaalinta labaad ku soo baxay oo helay 28.3 Sarkozy ayaa galey kaalinta sadexaad waxaana uu helay 20.8.
Labada Musharax ee ugu cod badan ayaa dib u galaya doorasho, bilaha soo aadan.
Sarkozy oo sanadkii 2007 noqdey Madaxweynaha Faransiiska ayaa doorashadii labaad looga adkaadey, waxaana uu uu doonaayey in uu sameeyo soo laabasho, haddase waxa uu ku dhawaaqey in uu isaga baxay Siyaasadda oo uu ka harey.
Comments are closed