Jigjiga 1(ESTVLIVE.COM) 22/11/2016
Munaasabadan oo ka dhacday madasha shirarka ee xafiiska arimaha haweenka DDSI ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiinta iyo shaqaalaha xafiiska caafimaadka DDSI oo uu ugu horeeyo wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali, wasiirka xafiiska waxbarashada DDSI mudane Ibraahin Aadan Mahad, masuuliyiin ka socday hay’ada UNICEF iyo arday laga soo kala xulay dugsiyada waxbarashada maamulka magaalada jigjiga.
Comments are closed