Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale kulan la qaatay safiir ku xigeenka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ahna siiyaha Safiirka, waxa ayna kaga wada hadleen kulanka arrimaha doorashooyinka dalka sidii ay gacan kaga gaysan lahayd dowladda ingiriisku ammaanka guud ee dalka iyo xariirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal.
Kullanka Ra’isul Wasaaraha iyo safiirka Maraykanka ayaa ku soo beegmaya xili Qaramada midoobay iyo wadamada isugu yeera saaxibadda Soomaaliya ay walaac ka muujiyeen musuqmaasuq la sheegay inuu hareeyay doorashadda aqalka hoose ee ka socoto caasimadaha maamul goboleedyada dalka.
Comments are closed