“Waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu nagu soo guuleeyo safar kayaga wax fiicana uga soo baxaan dadka iyo dalka Puntland, sidoo kale waxan ku dardaarmayaa labadii arimood ee haa ladagaalanka argagixisada dalka ku soo duushey iyo sidoo kale gurmadka loo fidinaayo dadka abaaruhu wax yeleeyeen” ayuu intaasi sii raaciyey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Ugu danbayn Madaxweynaha Puntland ayaa shacabka Puntland kula dardaarmay inay had iyo jeer ka shaqeyaan iskana kaashadaan hirgelinta Nabada, Horumarka iyo Caawinta Dadkooda tamarta yar siiba kuw abaaruhu sameeyeen.
Comments are closed