Ogeysiis Dhamaan Waxgaradka Gobolka Jarar 2kun Xubood Shir lagu qaban Gunagada

15218325_1849749745302734_1794363241_n-pngOgeysiis (ESTVLIVE.COM ) 27/11/2016

Ogeysiis Dhamaan Waxgardka Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanada, Culmo-awdiinka, Haweenka, Dhalinyarada, iyo Qurbajoogta Gobolka Jarareed Waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo qeybgalaan shirweyne balaadhan oo lagu qaban doono degmada Gunagada ee Gobolka Jarar.

Kulanka waxaa kasoo qaybgalaya 2kun oo qof oo isugu jira mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI, Kulankaasi oo laqaban doono 2da dodobaad ee fooda inagu soo haysa Waxaan idin soo gudbin doonaa Maalinta la qabanayo kulan kaasi.

 

Comments are closed