Dowladda ayaa sheegtay in seddexan la soo qabtay xili ay qorshaynayeen in ay qarxiyaan masjidka ay Soomaalidu ku tukato oo ku yaala magaalada Garden City ka dib muddo dheer oo daba-gal lagu hayay.
Ugu danbayn,Rag-gan ayaa la sheegay in ay ku doodeen in aysan wax danbi ah ku lahayn isticmaali-da hubka wax bur-buriya oo ay doonayeen in ay la eegtaan 120 qof oo Somali musliimiin ah, waxaana kiiskan uu mar kale dib u furmayaa 20-ka bisha 12-aad ee sanadkan.
Comments are closed