Yahya Jammeh oo Awoodda kula wareegay Af-gambi ayaa la sheegayaa in Hoggaamiyaha mucaaradka uu helay codadkii ugu badnaa ee magaalada xarunta ah ee Banjul oo awood uu ku leeyahay Jammeh.
Ugu dambeyn, boqollaal shacab ah ayaa isugu soo baxay magalooyinka waa-weyn ee dalka Gambia shalay oo ay doorasho socotay, iyadoo Xukuumaddu la jaray Internet-ka iyo Sidoo kale Taleefoonnada Dibadda.
Comments are closed