Jigjiga (estvlive.com) 14/12/2016
Shirkan ayaa Waxaan lagu martiqaaday Dhamaan Waxgardka Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanada, Culmo-awdiinka, Haweenka, Dhalinyarada, iyo Qurbajoogta Gobolka Jarareed Kulanka waxaa kasoo qaybgalaya 2kun oo qof oo isugu jira mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI,
Waxaa maanta degmada Gunagada Siweyn loogu soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynha DDSI uu hogaaminayo waxaan dib idin ka soo gudbin doonaa Socdaalka Madaxweynha DDSI iyo Shirweynha Gunagada ………..
Comments are closed