Roobka ayaa ka bilowday magaalada salaadii cisho kadib, waxa uuna da’ayey ilaa tobanka subaxnimo.
Waxa uu saameyn ku yeeshay roobka isu socodka dadka, ganacsiga iyo goobaha waxbarashada, iyadoo uu biyo dhigay wadooyinka magaalada.
Roobka ka day’aya magaalada Bosaso oo ah raxmadda ALLE ayaa ku soo beegmay xilii gobolada dalka Soomaaliya ay ka jirto abaaro xoogan oo saameyn ku yeshay dadka iyo duunyada.
Comments are closed