Hadaba qado sharafeedan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuliyiin sare oo heer deegaan ah oo sheegay inay aad usoo dhawaynayaan gudoomiye kuxigeenka islamarkaana uu yahay xubin si wanaagasan uga qay qaata horumarka, Nabadgalyada iyo maamulka suuban ee ka hanaqaaday deegaanka ka jaaliyad ahaan,
Ugu danbayna waxaa dhankiisa ka hadlay gudoomiye kuxigeenka ururka horumarinta somaalida itoobiya ee jaaliyada DDSI waqooyiga America ahna mudane ahna xubin gudiga fulinta ah ee jaaliyada DDSI ee north America mudane Faarax Xuseen oo sheegay inuu aad aad iyo igu faraxsanyahay sida quruxda badan ee loosoo dhaweeyay islamarkaana uu aad faraxsanyahay imaanshaha deegaanka xili uu hormar dhanwalba ah ee ka hanqaaday deegaanka, Isagoo intaa ku daray inuu marwalba ka shaqayn doono siduu deegaanku horumar waara ku gaadhilahaa uguna bixi lahayn soboolnimadka oo ah cadowgeena koobaad.
Comments are closed