Senol Buran, oo ah maamulaha makhaayadda ku taal xarunta Cumhuriyet, ayaa Rumaan loogu diray xabsiga waxaana lagu eedeeyey inuu caayey madaxweynaha. Qareenkiisa ayaa sheegay inuu Senol beeniyey eedayntaa waxaanu sheegay diidmada aan loo qaadan karin cay.
[AdSense-B]
Turkigu wuxu caga juglayn ku hayey dadka mucaaradk ah ilaa intii uu dhacay af-gembigii dhicisoobay bishii July.
Wargeyska Cumhuriyet wuxu ka mid yahay dhawr wargeys oo cagta saaray dhabbaha Erdogan dhaliilka ah.
xigasho bbcsomali
Comments are closed