INNA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Marwo Canab Qowdhan Saka ku Geeriyootay Wijiwaaji

screenshot_20161228-155124Wijiwaaji  (estvlive) 28/12/2016

INNA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. GEERIDU WAA XAQ. Marwo Canab Qowdhan oo Saaka ku geeriyootay Tuuladda Wijiwaaji ee degmada Shaygoosh

Waxaan halkan Tacsi Ugu dirayaa dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxday Marxuumada Canab Qowdhan Samir Iyo Iimaan Naga Wada Siiyo. waxaan allaah uga Baryeynaa Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxday Samir Iyo Iimaan Naga Wada Siiyo Aamiin

Comments are closed