Qorshahan ayaa ah mid la doonayo in kooxaha gaaraya 32 ee hada ka qeyb qaata Ciyaaraha Finalka ee Koobka Dunnida laga dhigo tiro gaareysa 48 kooxood.
[AdSense-B]
Arrintan ayaa waxaa si weyn u taageersan dalal badan oo aaminsan inay fursad u heli karaan kooxahooda inay usoo baxaan koobka Adduunka.
Madaxweynaha cusub ee FIFA Mr.Gianni Infantino oo arrintan si weyn u taageersan ayaa sheegay inuusan isagu u dhaqmi doonin qaabka sidii Kali-Taliye ah isla markaaana uu soo dhaweenayo fikirada kala duwan, wuxuuna sheegay in ahmiyada laga leeyahay qorshahan cusub ay tahay in la balaariyo Koobka Adduunka oo ay wadamo badan fursado u helaan.
Comments are closed