War-saxaafadeed xalay waqti danbe ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalka sare.
[AdSense-B]
War-saxaafadeedkan danbe ayaa lagu sheegay in madashu mar kale isku raacday in dib loo dhigo kuraasta inta ay ka soo dhamaaneyso doorashada madaxweynaha.
Comments are closed