Orod-yahanka u dhashay waddanka Itoobiya ee Haile Gebrselassie oo ah Madaxa (EAF)

haile_gebrselassie_oo_orodada_ka_fariisanaya_660Addisababa (NN) 29/12/2016

Orod-yahanka u dhashay waddanka Itoobiya ee Haile Gebrselassie ayaa loo magacaabay madaxweynaha cusub ee ciyaaraha fudud Federation Itoobiya (EAF) ayaa warbaahinta caalamka u sheegay in talaabooyin cad uu ka qaadi doono kuwa isticmaala daroogada jirkooda hadii laga helo ay soo wajihi doonaan Ciqaab ganaax ah ” ayuu yiri.  Haile Gebrselassie

Comments are closed