Gaar ahaa Mareykanka ayaa sheegay in duqeytan ka fuliyeen meel aan ka fogeyn deegaanka saakoow ee ka tirsan gobolka Jubbada dhexe.
” Waxaan Beegsanay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab , howlgalkaasi waxaa fuliyay diyaaradaheena dagaalka , laakiin ma xaqiijin karo in uu jiro khasaare soo gaaray dadka shacabka ah.” ayuu yiri John Kirby.
Laakii warkan laguma cadeynin magaca sarkaalka weerarka lagu dilay.
Ugu danbeyntii, diyaaradaha Mareykanka ayaa inta badan weeraro cirka ah ka fuliya deegaano dhaca Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan Jubbooyinka iyo gobolka Gedo oo ay ku xoog badan yihiin Al-shabaab.
Comments are closed