Kuwaaso tallaaboooyinka lagu qaaday ay tahay in ay ku fashilmeen adeegii shacabka deegaanka tigray loo igmaday iyo waajibaadkii shaqo ay ka soo bixi waayeen Iyadoo la raacayo, ururka TPLF go’aamadiisa iyo Xeerkiisa waxaa shaqo joojin lagu sameeyay 22 Xubnood oo madax ah, halka kale 13 kale si ay sharciga, la horgeen doono ayuu yiri Mudane Amanuel. islamarkaana boosaskoodii hogaamineed laga saarayo.
[AdSense-A]
Sida laga soo xigtay Mudane Amanuel, ayaa sheegay in Xukuumada dawlad deegaanka digray ay dibuhabayn qoto-dheer, ururka uu fulin doono, islamarkaana la xoojin doono qiimeynta guud shacabka dawlad deegaanka tigtay ayaa aad u soo dhaweeyay natiijada qiimeynta iyo sii dardargalinta barnaamijka dib u habaynta. xubnaha ka tirsan Xisbiga talada haya ee EPRDF ee Xubnaha TPLF
Comments are closed