Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in awood heer sare ah ay Turkiga la simi doonto dalalka Faransiiska iyo Maraykanka.
[AdSense-A]
Dadka dhaliisan waxay sheegayaan in arrintaas ay la siman tahay awood-maroorsi dalka u horseedi doonta kali talisnimo.
Madaxwayne Erdogan ayaa haddaba dalka ku maamulaya awoodo dheeri ah oo waafaqsan xukunka dagdaga ah ee la soo rogay bishii todobaad ee sanadkii hore, ka dib afgambigiii dhicisoobay
Ugu danbeyntii, xisbiga tallaada haya ee AK waxay u baahan yihiin taageerada xisbiga mucaaradka ah ee MHP si loo meelmariyo ka hor inta aan afti dadwayne loo qaadin.
Comments are closed