Kulankan ayaa Waxaa lagu Xoojinayaa sidii Jaaliyadda dawlad deegaanka somalida Itoobiya ee Ku dhaqan dalka Germany loo dardargalin lahaa islamarkaana ay uga Qeybqaadan lahaayeen hawlaha Hormarka nabadgalyada iyo maamulka Suuban uu ka hirgalay deegaanka islamarkaana loo taageeri lahaa Xukuumadda DDSI uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.
[AdSense-A]
Ugu Horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Qunsulka Itoobiya u fadhiya dalka Germany Mudane Mehretab oo uga mahad celiyay dhamaan Hogaaminta Jaaliyadda DDSI sida geesinimada leh at uga soo horjeesteen nabad-diidka islamarkaana at ku banaanbaxeen ayagoo muujin taageerada ay u hayaan Federaalismka iyo wada noolaashaha iy dastuurka dalka uu siyaydhamaan Shucuubaha kala duwan ee ku dhaqan dalka Itoobiya dhamaan Xuquuqdii ay lahaayeen iyo kala dambeynta
Ugu dambeyntii Waxaa kaloo Halkaasi ka hadlay Masuuliyiin ka tirsan Hogaaminta Jaaliyadda DDSI ee Germany waxeyna ballan qaadeen taagerada ay u hayaan dalka iyo deegaanka ay sii laba laabayaan islamarkaana ay ku boorinayaan in deegaanka maalgashi lagu sameysto kulankaasi ayaa ku soo gabagaboobay Magaalada Karlsruhe
Comments are closed