Ansixin gacan taag ah oo aan loo kalahadhin kadibna waxaa kal-fadhigan soo xidhay afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane Maxamedrashiid Isaaq oo xildhibaanada kula dardaarmay inay kashaqeeyaan arinka abaaraha islamarkaana ay muujiyaan lahaansho iyo wadaniyad ay daacadnimo kudheehan tahay.
Comments are closed