sidoo kale Safiirka Shiinaha dalka Itoobiya u fadhiya Mudane La Yifan, ayaa Warbaahinta u sheegay in dalka Itoobiya uu bilaabi doonaan soo saarida gaaska dabiiciga ah saddex sano ka dib. noocyada kala duwan sida mashaariicda xoojin doonaa xiriirka wada-shaqayn iyo laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal. ee Shiinaha iyo dalka Itoobiya waxaana la dhameystiri doonaa 6 bilood gudahood. meelaha Qaarkood Ceelasha ay leeyihiin 4.7 trillion cubic feet ah oo gaas dabeeci ah. oo kayd ah.
Waxaana lahelay Taariikhda markey aheyd 1970 ugu dambeyntii ismaamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa markii la dhameystiro Mashruuca Shidaalka ayaa waxey heli doonaan dhaqaale ku filan deegaanka Somalida Itoobiya iyo Fursadooyin Shaqo.
Comments are closed