Sheekh Shariif ayaa intaa ku daray in Xildhibaanada uu ka codsanayo in Hogaanka dalka ay u doortaa qof xog badan ka og xaalka iyo siyaasada dalka iyo meesha hada uu marayo.
Sheekh Shariif ayaa ka mid ah Musharrax u taagan Hogaaminta dalka waxaana uu hada Magaalada Muqdisho ka wadaa Olole ku aadan Musharraxnimadiisa isgoona ka mid ah Musharraxiinta ugu Cad cad.
Comments are closed