23-Xisbiyo Kulan layeen doonaan Xisbiga Talada Haya ee EPRDF

78468ad5288d433009367eeff5a5f3b3_XLAddisababa  (estvlive) 16/01/2017

Mudane Shiferaw Shigute ah Xubin Gudiga Fulinta ee EPRDF islamarkaana Ah Madaxa Xafiiska EPRDF Ayaa warbaahinta dalka Itoobiya u sheegay 23 Xisbiyo ee siyaasadeed ee dalka Itoobiya Ayuu Sheegay in Xisbiga tayada haya, ee EPRDF uu Kulan layeen doono 23 Xisbi

Waxaana lagu wadaa in ay ka doodaan Arrimaha qaranka ayuu yiri Shiferaw Shigute,
Hadda ka hor, EPRDF ayaa kulmo la yeelatay
Waxeyna diyaar u tahay inay wada shaqayn la yeeshay Ururada xisbi siyaasadeed islamarkaana ay u tartamaan Arrimaha qaranka dalka Itoobiya ayuu hadalkiisa ku daray.

Sida laga soo xigtay Shiferaw,  ayaa sheegay in xisbiga talada qaban doona mustaqbalka in uu wada xaajood la sameeyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka islamarkaana  ajendayaasha hormarineed ay kawada doodaan, islamarkaana loo soo bandhigo bulshada Go’aamada xisbiyada siyaasadeed ee kasoo baxa

Comments are closed