Hadaba deeqdan raashin ka ah oo isugujirta bariis, bur iyo caano ayaa waxay dhanayeen 6 gaadhi oo kuwa xamuulka ah iyadoo halkaasna maamulka iyo ciidamada gaarka ah ee deegaanku ay ugu qaybiyeen bulshada kudhaqan degmada.
Qaarkamid ah bulshadii deeqda lagaadhsiiyay oo dareenkooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin islamarkaana ay u mahadcelinayaan ganacsadahan soo gaadhsiiyay deeqda raashin ka ah iyo ciidamada gaar ka ah ee liyuupolice iyagoo xusay in ciidaamadu markasta lagarabtaagan yihiin taageero hiil iyo hooba leh.
Ugudanbayna, bulshada ayaa tilmaantay in deeqo farabada oo kaladuwan ay xukuumadu soo gaadhsiisay islamarkaana ay aad ugu mahadcelinyaan dhamaan xukuumada DDSI iyo XDSHSI.
Comments are closed