Kullanka ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii looga wada shaqayn lahaa Qarannimada Soomaaliya iyo in xaalad kasta lagu wajaho wadajir.
Madaxwaynuhu wuxuu uga mahadceliyay musharraxiinta sida ay u aqbaleen caasumaaddiisa, wuxuuna sheegay inay ka go’an tahay ka miro dhalinta qorshihii uu ku soo bandhigay Baarlamaanka hortiisa, kaasoo hal ku dhig u ahayd nabad iyo nolal. Sidoo kale Madaxweyneynuhu wuxuu ku ammaanay musharaxiinta uu la kulmay taageeradii ay ay u muujiyeen, waxa uuna sheegay in mar walbo uu u baahan yahay taladooda iyo taageeradooda uuna soo dhaweyn doono.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Sidoo kale kulamo la qaatay Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada oo hada intooda badan ku sugan magaalada Muqdisho, marka laga reebo Madaxweynaha Juballand Axmed Madoobe.
Comments are closed